Xisbiga bidixda dhexe ee Jarmalka oo ku doodaya in uu ka guuleystay xisbiga Angela...
Xisbiga dimuqraaddiga ah ee bidixda dhexe ee lagu wado in uu beddelo hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa qorsheynaya in uu dhiso dowlad dib u...
RW Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha Ciidammada lugta Uganda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidammada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba oo booqasho ku yimid Muqdisho.
Kulanka ayaa...
Koox Hubeysan oo dagaal ku dilay Taliyihii Booliska Degmada Xudun ee Gobolka Sool
Wararka ka imaanaya Degmada Xudun ee gobolka Sool ayaa ku warramaya in manta halkaasi uu ka dhacay dagaal khasaro gaystay oo dhexmaray Ciidanka Booliska...
Wasiir Jamaal ”Qoondada ay Maanta Puntland ka cabanayso waxaa saxiixay Siciid Deni”
Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda federalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo Munaasabad soodhawyn ah oo loogu sameeyay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay arrimo ku...
Qoor qoor iyo Fahad Yaasiin oo xalay kulan ku yeeshay Muqdisho
Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa kulan la qaatay Taliyihii hore Nabadsugida Fahad Yaasiin iyo xubno la socday oo uu ku jiro Wasiiru Dowlaha gaadiidka...
Khasaaro dhimasho oo ka dhashay qarax lala eegtay Kolonyo ay wateen Ciidamo Kenyaan ah.
Faah-faahino kaka duwan ayaa laga helayaa Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ah oo geestay Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac islamarkaana kala eegtay...
QM iyo Midowga Yurub oo war kasoo saaray xaalado kusoo wajahan Soomaaliya.
War qoraal ahaa oo ay si wada jiraa u soo saareyn Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub ayee kaga hadleen xaalada Soomaaliya gaar ahaan dhibaatooyinka...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo kulan la qaatay Xubno ka socday Midowga Yurub.
Xubno uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro Ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Qubaro Farsamo oo ka socday Midowga Afrika.
Guddiga...
Xiisadii dagaal oo maalmihii lasoo dhaafay ka taagneed deegaan ka tirsan Galgaduud oo xal...
Wararka ka imaanaya deegaanka Xananbuure ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xaaladda ay degan tahay, kadib markii muddooyin 2 todobaad ka badan ay...
MW Farmaajo iyo RW Rooble oo ka tacsiyadeeyay geerida Ajakis.
Madaxweynaha somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Cabdi Muriidi (Ajakis), isagoo tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyska, Qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed...


















