Xildhibaanka tirsan Baarlamaanka UK oo la dilay
Xildhibaan David Amess oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska oo 69 jir ah ayaa geeriyooday ka dib markii la tooriyeeyay dhowr isagoo ka qeyb galayay...
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Masjid kuyaal Afganistan
Ugu yaraan toddoba qof ayaa dhimatay in ka badanna waa ay dhaawacmeen ka dib markii qarax uu ka dhacay gudaha masaajidka shiicada ee magaalada...
Ciidanka dowladda oo howlgal ka wada Shabeellaha Dhexe
Taliyaha qeybta 27-Aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Maxamed Axmed (Tareedisho) oo kormeer shaqo ku marayay fariisimaha ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin gobolka...
Soomaaliya & QM oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay Wakiilka Joogtada...
Shir laga yeeshay Amni darrada kusoo batay degmada Marka
Guddoomiyaha Magaalada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafow iyo Qaar kamid ah ku xigeenadiisa ayaa Maanta waxaa ay Xarunta Maamulka Degmada kulan kula qaateen Odayaasha...
Muhaajiriinta ku sugan gudaha Liibiya oo wajahaya xaalad adeg
Boqolaal muhaajiriin ah oo ku jira xabsiga Ain Zara ee dalka Liibiya ayaa ku nool xaalado adag, kaddib markii dad kor u dhaafaya 1,000...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Joe Biden iyo Uhuru Kenyatta?
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay Aqalka Cad ku qaabilay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, waana kulankii ugu horreeyay ee Biden uu si toos ah...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay xoojineyso xiriirka dalalka deriska
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Balaal Maxamed Cismaan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoojineyso xiriirka wadamada deriska ah...
Ciidamo sugaya amniga goobaha Doorashada ee Baladweyne oo tababar u furmay
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa loo furay tababar ku aadan habka sugida amniga goobaha...
Taliye Xijaar oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Booliska Afrika
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo ee Kinshasa kaga qaybgalay meertada 23-aad ee shir sannadeedka Ururka...

















