Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Xildhibaannada Aqalka Sare ee Maanta la doortay

9

Madaxweynaha Dowlad Goboleeska Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa aqalka martida ku qaabilay xubnaha Cusub ee loo doortay Aqalka Sare ee Baarlamaanka, kuwaas oo ah xubnihii ugu danbeeyay ee laga sugayay Jubaland,.kuwaas oo mala ah.

1. Xasan Daahir Yarow
2. Ibraahim Aw-gaab
3. Laylo Nuur Maax
4. Maryan Faarax Kaahiye

Madaxweynaha ayaa xubnahan ku booriyay inay si Wanaagsan oo danta dalka iyo dadka ku jirto ay u gutaan waajibaadka maanta loo doortay isla markana sida ugu wanaagsan ay u matalaan Dowlada Jubaland.