Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay deeq Daawo ah
Musaabad Deeq Daawooyin ah lagu Gudoonsiinaayey qaarka mid ah Xarumaha Caafimaadka ee Degmooyinka Gobolka Banaaadir ee XamarJajab, Yaaqshiid, Dharkeynley iyo Hiliwaa ayaa lagu qabtay...
Garsoore Cabdiqawi oo kasoo horjeestay qodobo kamid ah Go’aankii Maxkamadda ICJ
Garsoore Cabdiqawi Axmed Yuusuf oo ah Soomaali ka mida garsoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa sheegay in go’aankii kasoo baxay maxakmadda ee...
Rooble oo kulan la yeeshay Wafdiga DFS uga qeyb galay dhageysiga Go’aankii Kiiska Badda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen ayaa kulan fogaan arag ah la qaatay wefdigii dowladda Soomaaliya uga qeyb galay dhageysiga go’aanka...
Taliye Odowaa iyo saraakiisha Galmudug oo ka wada hadlay ladagaalanka Alshabaab.
Waxaa wali magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug Ku sugan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Saraakiil uu asaga hogaaminayo,iyadoona taliye Gen.Odowaa Yuusuf Raage uu...
Afar nin oo walaalo ah oo hal meel ku geeriyooday
Wararka naga soo gaaraya tuullada Hora-hawd oo u dhow magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa seegaya in halkaasi maanta ay ku dhinteen afar...
Guudlaawe oo sheegay in Doorashada Golaha shacabka ay ku dhici doonto Cadaalad
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay doorashada soo socota ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ee...
Axmed Madoobe oo ka hadlay abaaraha kajira deegaanada Jubbaland.
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira qeybo kamid ah Jubaland ay dhibaato...
Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax khasaaro badan dhaliyay ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana kasoo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan Qaraxasi.
Qaraxa...
Waa imisa Cabbirka Dhul badeedka ay Maxkamaddu u xukuntay Soomaaliya?
Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go’aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, ayada oo diiday doodda ugu weyn...
Mahdi Guuleed:”Sidii Soomaalidu filaysay ayay u dhacday Dacwaddu”
Ra’iisal wasaare kuxigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sheegay in Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda, ay gaartey go’aan taariikhi ah.
Go’aanka ayuu ku sheegay...


















