Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Oo Afhayeen Cusub Loo Magacaabay
Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa afhayeenka Wasaaradda Amniga u magacaabay Cabdi Kaamil Macalin Shukri, sida uu saxaafadda...
Natiijada Baaritaanka Meydka Ganacsadihii Lagu Dilay Kenya Oo La Shaaciyay
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysaa baaritaanno lagu sameeyay meydka ganacsade Bashir Maxamed Gaboobe oo dhawaan meydkiisa laga helay goob duur ah oo ku...
Xukuumadda Xilgaarsiinta Oo Shaacisay Xiliga Lasoo Xirayo Shirka Doorashada
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galay maalintiisi afraad, waxaana laga gaaray natiijo...
Wasaradda Waxbarashada oo qalab ku wareejisay Wasaaradda Warfaafinta
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa ku wareejiyay Wasaaradda Warfaafinta qalab loogu talagalay baahinta barnamijka fogaan darsi kaasi oo Wasaaradda Waxbarashada dhowaan hirgelisay...
Golaha ammaanka Q.M oo shir deg deg ah ka yeelanaya doorashooyinka Soomaaliya
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo Talaado ah shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya.
War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Fulisay Xukuno.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun Xabsi Daa’in ah ku riday Cabdullaahi Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil & Maxamed Xuseen Xasan Abuukar kuwaas oo ka tirsana...
Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Golihiisa Wasiirrada sidoodii kusoo celiyay.
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo dhawaan mar kale loo caleema saaray xilka, ayaa galinkii dmabe ee Isniintii ku dhawaaqay golaha wasiirrada ee...
Heshiis Laga Gaaray dagaal beeleed dhawaan ka dhacay G/Hiiraan
Beelo walaalo ah oo dhawaan ku dagaalamay magaalada ee gobolka Hiiraan ayaa gaaray heshiis kaas oo ay dadaaladiisa qeyb ka ahaayeen xubno ka tirsan...
30 sanno ka dib Bulshada Baardheere oo ku heshiisey inay wax ka Qabtaan Horomarinta...
Qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay ku heshiiyey wax ka Qabashada Adeegyada Bulshada ee Bur bursan...
Itoobiya oo been abuur ku tilmaamtay in hubka kiimikada ay u adeegsatay gobolka Tigray
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa wargeyska Telegraph ee dalka UK ka soo baxa ku eedeysay inuu “ku khaldanaa” daabacaadda warbixin sheegeysa in dagaalka Tigray...