Axmed Madoobe oo AMISOM kala hadlay Amniga doorashooyinka

0
Madaxweynaha  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM  Jeneral Diomede Ndegeya, iyo ku xigeenkiisa maj gen w k Shume,...

Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

0
Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Fedaraal (FIET) Mudane Maxamed Xasan Ciro Iyo Xubno kale ayaa Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta...

Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun kuriday nin ajinabi ah.

0
Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun ku riday Mulkiilaha Heya’adda Sahan Matt Brydan Maxamadda ayaa ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud...

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dagaalka ay kula jiraan Ahlusunna.

0
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay dagaalka Galmudug ay kula jirto Ahlusuna. Madaxweyne Qoor...

(KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY )FARIINTA WACYIGELINTA OLOLAHA TALAALKA CUDURKA DABEYSHA

0
Fariintan Talaalka Cudurka Dabeysha waxaa idiin soo saarey Wasaarada Caafimaadka DF ee Soomaaliya,Talaalka ayaa iminka waxaa uu ka socdaa Qaar ka mid ah Gobolada...

Midowga Musharixiinta oo lix qodob kasoo saaray Colaada Guriceel

0
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa shaaciyay inay aad iyo aad ugu xun yihiin dagaalada ka aloosan Dowlad Gobaleedka Galmudug gaar ahaan Guriceel, kuwaas oo u...

Tirinta Codadka doorashada Maanta ka dhacday Puntland oo socota

0
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa waxaa ay billaabeen tirinta Codadka doorashadii Golayaasha degaanka ee Maanta ka dhacday degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Xubnaha...

Suudaan oo looga dhawaaqay xaalad deg deg ah

0
Jeneral Abdel Fattah Abdelrahman Burhan – oo ahaa madaxa Golaha Sare ee Suudaan – ayaa qudbad uu jeediyay ku dhawaaqay xaalad degdeg ah. Waxa kale...

RW Rooble oo ka hadlay doorashada ka socota Puntland

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bulshada, hoggaanka dowlad-goboleedka Puntland iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay doorashada golaha deegaanka ee ka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay falkii Al-Shabaab ka geysteen Waajid

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Laftagareen ayaa  ka hadlay dhibaatooyinka Al-Shabaab ay mararka qaar u geystaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Koonfur Galbeed iyo falkii...

XULASHADA