Midowga Musharixiinta oo isku fahmi waayay shir ay ka yeesheen xaalada Galmudug
Midowga Murashaxiinta mucaaradka ayaa kulan ay yeesheen isku fahmi waayay sida loo dhigayo warmurtiyeed ka soo baxa oo ku aadan xaalada Galmudug, gaar ahaan...
Kenya oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin go’aanka ICJ ee kiiska Badda
:Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ka baxday kiiska badda ee Soomaaliya kala dhaxeeyay iyadoona tilmaamtay in aysan aqoonsan doonin xukunka maxkamadda ICJ.
Xoghaya Wasaaradda...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay 12 Mas’uul oo cusub
Madaxweynaha Somaliland ayaa magacaabay 12 Agaasime oo hoggaamin doona hay’addaha kala duwan ee maamulka.
Md Cabdilaahi Jiidhe Agaasimaha wasaarada Hawlaha Guud
Axmed Xassan Aw...
Dadkii laga soo musaafuriyay laas-Caanood oo soo gaaray Beledweyne
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali jeyte Cismaan iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobalka Hiiraan iyo kan Degmada Baladweyne ayaa soo dhaweyn iyo dib-udajin u sameeyey...
Musharax Daahir Geelle” Galmudug qoriga ammaankiisa hala xiro wadahalna hala isku tago”
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay Khilaafka taagan degaanada maamulka Galmudug, kaasoo ka dhashay markii ay soo labo kacleeyeen ururka Ahlusunna...
Cumar Filish iyo Safiirka Turkiga oo ka shiray dhismaha waddo ku taalla Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib booqasho rasmi ah...
Wasiirkii Amniga Maamulka Galmudug oo is casilay
Wasiirkii Amniga Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Macalin fiqi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay maamulkaasi.
Axmed Maxcalin fiqi ayaa sheegay in iscasilaaddiisu ay sabab...
20 qof oo ku dhintay dhulgariir ka dhacay waddanka Pakistan
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay ilaa 300 oo kalena waa ku dhaawacmeen saacadihii hore ee Khamiistii, kadib markii dhulgariir cabbirkiisu ahaa 5.7...
Puntland oo digniin u dirtay macalimiinta iskuulaadka ee ku yaala deegaanadeeda.
Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa amar culus dul-dhigay maamullada iskuullada ka howlgala deegaanada maamulkaas, iyadoo laga dalbaday inay canshuurta bixiyaan, waxaana maamulayaasha...
















