Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey heshiis la xariira maamulka DP-World ee dekadda Boosaaso
Golaha wakiillada Puntland ayaa maanta magaalada Garowe ku yeeshay fadhigoodii 18-aad, kalfadhiga 47-aad ee baarlamaanka Puntland, kaas oo uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha koowaad ee golaha ...
Nabadoon caan ahaa oo maanta lagu dilay waqooyiga Gaalkacyo
Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta lagu dilay Allaha u naxariistee Nadiir Sheekh Maxamed oo ahaa Nabadoon caan ah oo si weyn...
Turkiga iyo Jaamacadda Carabta oo war ka soo saaray weerarkii ka dhacay Muqdisho
-Allaha u naxariistee waxaa isbitaalka xoogga dalka ka dhacay aaska sideed dhalinyaro ah oo xalay ku dhintay weerar lala beegsay maaqayad lagu magacaabo Gelato...
Milateriga Itoobiya oo duqaymo culus oo ku bilaabay xarunta Tigray ee Mekelle
Hogaamiyaha xoogagga fallaagada ah ee gobolka Tigray ayaa sheegay in ciidamada dawladda Itoobiya bilaabeen guluf ay doonayaan in ay ku qabsadaan magaalada Mekelle ee...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo War murtiyeedkii dhowan ay soo saareen Qaar...
Boqolaal qof oo isugu jirey Qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa Maanta ka qeybgalay isu soo...
Qarax Goordhaw ka dhacay Muqdisho
Qof isku soo xiray waxyaababa Qarxa ayaa goordhow isku qarxiyay goob lagu iibiyo waxyaabaha mac macaanka ah oo u dhow hoolka Sahal ee Muqdisho,...
Midowga Musharixiinta oo jawaab ka bixiyay hadalkii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Golaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii uu shalay sheegay Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ee ahaa hadii bootada ay...
Maxkamad ku taalla dalka Venezuella oo xukunno ku riday Muwaadiniin Mareykan ah
Maxkamad sare oo ku taalla dalkaVenezuella ayaa xukun xabsiyo kala duwan ah ku riday , muwaadiniin u dhashay dalka Mareykanka.
Muwaadiniinta oo ka kooban Lix...
Dagaalka ka socda Itoobiya oo sii xoogeystay.
Ra’isal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa sheegay dagaalka Tigraay inuu galay wajigiisi seddexaad ee uu dambeeyey, ciidamadiisuna ay wadaan dagaal ballaadhan oo ay ku...
Galmudug iyo Puntland oo ka shiray amni darada ka jirta Mudug
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabtay kulan u dhaxeeyay mas’uuliyiinta Maamulada gobolka Mudug ee Puntland & Galmudug, waxaana looga hadlayay...


















