Jubbaland oo cambaareyn kala dul dhacday MW Farmaajo.

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu taageeray go’aanka uu R/wasaare Rooble shaqada ugu joojiyay Taliyaha Hay’adda Nabad...

Maxay ka dhaheen Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye go,aankii RW Rooble?

0
Maanta waxaa muqdisho kulan ku yeeshay Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye iyagoo kulankooda kasoo saaray Warmurtiyeed ay taageero ugu muujinayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed...

Milatariga Guinea oo Af-gambi kula wareegay taladii dalkaas.

0
Milatariga dalka Guinea oo gacanta ku dhigey madaxweyne Alpha Conde, iyagoo ku dhawaaqay in ay Af-gambi kula wareegeen taladii dalkaas. Sarkaal u hadlay militariga ayaa...

Fahad Yaasin oo dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa kasoo jawaabay dalabkii Rooble

0
Taliyaha hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yasin Xaaji Dahir ayaa maanta la sheegey inuu kasoo jawaabey dalabkii Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo...

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Waaberi.

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa Sugal Cali Ayaanle u magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Waaberi. Guddomiyaha gobolka Banadir ayaa bishii...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shir kaga qeyb galay Masar.

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalay furitaanka shir-weynaha Shaqada ee waddamada Jaamacadda Carabta oo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay qoyska Ikraan Tahliil.

0
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax, oo ay wehliyaan Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo xubno ka tirsan ehelada Ikraan...

RW Rooble Oo War Kasoo Saaray Heshiiska Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay Maanta gaareen Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul...

Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed Oo Ka Heshiiyay Khilaafkii Doorashada Somaliland

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xilgaarsiinta Mahdi Guuleed ayaa heshiis ka gaaray khilaafkii u dhaxeeyay ee ka...

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qeyb galay dood-cilmiyeed looga hadlayay tamarta.

0
Danjire Cawaale Cali Kullane oo ah safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa qudbad ku saabsan tamarta ka jeediyay machad TAIHE ee Shiinaha. Danjiraha ayaa qudbaddan ka...

XULASHADA