Dib u dhac maanta ku yimid Jadwalka doorashada golaha shacabka

0
Waxaa maanta dib u dhaca uu ku yimid jadwalka doorashada golaha shacabka oo ay horey u shaaciyeen guddiga doorashooyinka heer Federaal, kaasi oo qorshuhu...

Faah faahino ka soo baxaya Laba qarax oo ka dhacay Magaalada Kampaala .

0
Laba qarax ayaa maanta ka dhacay magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, ayaga oo dhaawacay tobaneeyo qof, waxaana booliska ay ku qeexaan weerar lagu soo...

Maamulka G/Banaadir Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Heshiis Ay La Galeen Dowladda Hoose...

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay in Dowladda Hoose ee Xamar heshiis saaxibtinimo oo mataaneyn ah la gasho Dowladda Hoose...

Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Doorashada Aqalka Sare Ee Soomaaliya

0
War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen maanta, saaxiibada Soomaaliya ee caalamka waxa ay ku soo dhoweeyeen gabagabada doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

RW Rooble oo kulamo lala leh Madaxda Galmudug

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulamo lala leh madaxda Galmudug iyo qeybaha kala...

Wariye maalmo ka hor xabsi lagu xukumay oo ‘la sii daayay

0
Wariye Danny Fenster oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa laga sii daayay xabsi ku yaala Myanmar, seddex maalmood ka dib markii lagu xukumay 11...

Taliye Xijaar oo Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

0
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar Shaqo ku jooga Magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska ayaa kulan la qaatay Xoghayaha...

Dhageyso Barnaamijka 6aad ee Taxanaha Ilaalinta Beeraha iyo isbedelka cimilada

0
Hoos ka dhageyso Mid ka mid ah Barnaamijyada Taxanaha ee Wax soo saarka,Mowduuca 6aad ee Maanta waxaa uu ku saabsan yahay Ilaalinta Beeraha iyo...

Qarax dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Liverpool iyo UK oo ka hadashay.

0
Ciidanka la dagaalanka argagaxisada ee dalka Ingiriiska ayaa maanta seddax qof u xiray gari taksi ah oo ku qarxay goob kasoo horjeeda isbitaalka Hooyada...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku...

XULASHADA