Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo kula wareegay degaanno dhowr ah

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad, qeybta 60-aad ayaa Maanta howlgallo qorsheysan waxa ay ka sameeyeen degaano hoostaga Degmada Xuddur ee xarunta...

Madaxweyne Deni oo Magacaabay taliyeyaal cusub

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 38 ee November 17, 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha iyo Taliye...

Beesha Caalamka oo shuruud ku xirtay bixinta lacagta doorashada

0
Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Norway ayaa shuruud ku xidhay bixinta dhaqaalaha ku baxaya doorashada Soomaaliya  ee ay horay Beesha Caalamka u balanqaadeen. Waxay dalbadeen in...

Nabaddoon Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

0
Dabley hubeysan ayaa xalay waxaa ay dil ka gaysteen Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Suuqa Juungal ee degmada Yaaqshiid, waxaana kasoo baxaya faaah faahinno dheeraad...

Qarax Ka Dhacay Magaalada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud

0
Wararka ka imaanaya magaalada Gurciceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in goordhaweyd uu ka dhacay Qaraxa jugtiisa si weyn looga maqlay xaafadaha Magaalada,...

Ciidamo ka tirsan Somaliland oo u goostay Jabhadda SSC

0
Boqolaal Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Somaliland ayaa Maanta ka goostay, kuwaas oo ku biira Ciidanka jabhada SSC ee Gobolada Sool, Snaag iyo Ceyn. Ciidanka...

Kenya oo Saraakiil u xirtay rag loo heystay Al-Shabaabnimo oo xabsi ka baxsaday

0
Toddobo kamid ah saraakiisha xabsiyada Kenya ayaa la xiray kadib markii saddex maxaabiis ah ay ka baxsadeen xabsi si weyn amnigiisa loo ilaaliyo oo...

RW Rooble oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiil Ciidan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadsa xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa kulan la qaatay Taliyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad ee...

Madaxweynaha Kenya oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

0
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta oo Arbaca ah la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Antony Blinken oo booqasho ku jooga magaalada...

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Sheekh shariif oo ka wada hadlay Arimaha Doorashooyinka Dalka.

0
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen , ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheekh Axmed. Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta doorashada...

XULASHADA