Guddoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Waaberi.

5

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa Sugal Cali Ayaanle u magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Waaberi.

Guddomiyaha gobolka Banadir ayaa bishii hore ee Agoosto waxa uu xilkii ka qaaday guddoomiyihii hore ee degmada Waaberi Cabdicasiis Cismaan Jaamac iyadoo maanta xilkaas loo magacaabay Sugal Cali Ayaanle.