Doorasho Muddo Badan Kadib Ka Socota Qeybo Kamid Ah Deegaannada Falastiiniyiinta
Codbixinta ayaa ka socota tuulooyinka Falastiiniyiinta ee ku yaalla Daanta Galbeed, taas oo ka dhigan doorashadii ugu horreysay ee deegaanka muddo afar sano ah.
In...
Al-Shabaab Oo War Kasoo Saartay Qaraxii Khasaaraha Dhaliyey Ee Ka Dhacay Jowhar
Ugu yaraan hal qof oo shacab ahaa ayaa ku geeriyooday Qarax barqadii Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, halka ay ku...
Muxuu Ra’iisul Wasaare Rooble Kala Hadlay Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolada Waqooyi?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka ee Gobollada Waqooyi ee laf dhabarka u ah soo...
Wasiirka Amniga Oo Digniin Kasoo Saaray Amni Darrada Ka Jirta Degmada Kaaraan
Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in laamaha amniga ay tallaabo adeg ka qaadi doonaan kooxaha falalka amni...
Duqa Muqdisho Oo Kulan Isla-Xisaabtan Ah La Yeeshay Guddoomiyeyaasha Degmooyink
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kulan gaar ah oo isla-xisaabtan ah la qaatay maamulada degmooyinka...
UNICEF” 2.6 milyan oo qof ayaa wajahaya biyo yari abaarta ka dhalatay Soomaaliya”
UNICEF ayaa Jimcihii ku baaqday in la qaado tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo baahiyaha biyaha ee Soomaaliya si wax looga qabto abaaraha...
TPLF oo beenisay eedeyn uga timid Qaramada Midoobey
Fallaagada Tigreega ee TPLF ayaa Jimcihii beenisay in magaalada Kombolcha ee waqooyiga Itoobiya ay ka bililiqeysteen kayd cunto ah oo loogu talagalay carruur ay...
Golaha Ammaanka ee QM oo wado qorshe lagu soo gabagabeenayo howlgalka ka dhanka ah...
Golaha Ammaanka QM ayaa soo gabagabeenaya qiimeenta soo afjarida howlgalka burcad badeeda Soomaaliya todobaadyo kadib markii la meel mariyay mudo 3bil ah in lagu...
Amniga Degmada Caabud-waaq oo faraha kasii baxaya iyo dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ka socda.
War kasoo baxay Guddoomiyaha Degmada Caabud-waaq Faarax Cabdille Xasan ayaa lagu sheegay in Degmada ay wajaheyso amni daro faraha kasii baxaya maalmahaan oo ay...
Galmudug oo ku dhawaaqday in tilaabo ciidan ay ka qaadi doonto beellaha ku dagaallamaya...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in awooddeeda oo dhan ay isugu gayn doonto sidii loo joojin lahaa dagaal maalmo ka socday inta u dhaxaysa...


















