Ciidamada Tigreega Oo Dib U Qabsaday Magaalo Taariikhiga Ah
Ciidamada Tigreega ayaa dib u qabsaday magaalada Lalibela ee dalka Itoobiya, wax ka yar laba toddobaad markii ay ciidamada dowladda iyo xulafadoodu la wareegeen,...
Dowladda Soomaaliya Iyo Midowga Yurub Oo Ka Wada Hadlay Danaha Dheef-Wadagga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Marwo...
Xaflad lagu furayey Dhismaha Machadka Culuunta Shareecada iyo Luqadda Carabiga oo lagu Qabtey Magaalada...
Dhismaha Machadkani lagu Baranayo Cullunta Shareecada iyo luqadda Carabiga ayaa furitaankiisa waxaa ka soo qeyb galey Boqolaal dadweyne ah oo ka kooban Qeybaha kale...
Cumar Cabdirashiid Oo Ka Hadlay Xiisada Ka Dhalatay Xilka Qaadista Agaasimihii PSF-Ta
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay xiisada ka dhalatay xilka qaadistii Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka sameeyay Gobolka Gedo
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Guutada 10aad qeybta 43aad ayaa hawlgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka sameeyeen deegaano hoos taga degmada garbahaarey...
Taliska Booliska oo sheegay inay ku raad joogaan dad dhac ka geystay Muqdisho
Xilli qaar kamid ah Bulshada kunool degmooyinka qaar ee Gobolkan Banaadir ay ka cabanayaan rag hubeysan oo dhac u geeysanaya mararka qaarna dilaya ayaa...
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed Oo Dib Ugu Laabtay Jiida Hore Ee Dagaalka
Ciidamada Itoobiya ee dagaalka kula jira fallaagada daacadda u ah Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa qabsaday waddo istiraatiiji ah oo isku xirta magaalada...
Taliska Ciidanka Booliska oo ku dhawaaqay howlgal laga fulinayo Muqdisho
Kadib kulan looga hadlayay Amniga oo ay Maanta ku yeesheen Magaalada Muqdosho Saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir a ayaa waxaa ay kasoo saareen go’aano...
Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka oo sheegay in la hubiyo nidaamkii lagu soo xulay Ergada.
Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka Cismaan Muxudiin Shaatax ayaa ugu baaqay dowladda inay qaataan baaqyada lagu saxayo muranka doorashada Soomaaliya.
Guddoomiyaha waxa uu sheegay in muhiim...
Guddiga doorashada G/waqooyi oo shaaciyay xiliga la diiwaan-galinayo mushariixiin ku tartameysa afar kursi iyo...
Guddiga Maamulaya Doorashada Gobolada waqooyi ee Soomaaliland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa au shaaciyeen xiliga la diwaangali naayo musharrixiinta iyo ergada Afar kursi...


















