In ka badan 16 Shaqaale oo dacwo ka gudbiyay Wasiirka Wasiir Khadiijo Diiriye.
Waxaa muuqata khilaaf soo kale dhex galay masuuliyiinta Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee XFS ,maadama qoraal uu soo saaray maanta Wasiir ku-xigeenka Wasaaradaas...
Hirshabeelle oo war kasoo saartay qarax lala beegsaday xildhibaano
Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Abdulhakim Lukman Haji Mohamed ayaa Cambaareyay Qarax lala beegsaday xildhibaano iyo shacab ku sugnaa goob ay dadka iskugu...
Qarax ay waxyeelo kasoo gaartay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Hir-shabeelle oo ka dhacay Jowhar.
Waxaa ay faah-faahino kasoo baxayaan Qarax khasaaro dhimasho iyo dhaawac badan dhaliyay oo ka dhacay goordhow magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle.
Qaraxa ayaa la...
Khilaafkii ka dhex taagnaa Madaxda Somaliland ee Muqdisho oo la xaliyay
Mad-madowhii maalmihii la soo dhaafay soo kala dhex galay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ee ku saabsanaa Arrinta doorashada Xildhibaannada...
Dowladda Somalia oo shaacisay kiisas cusub oo COVID-19 ah
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in asbuucii u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,792, balse la diiwaan geliyay...
Bankiga Adduunka oo Soomaaliya ka taageerayo Korontada
Bankiga Adduunka ayaa ku dhowaaqay mashruuc ku kacaya 150 milyan oo dollar oo dib loogu soo noolaynayo adeegga korontada Soomaaliya.
Bankiga Adduunka ayaa ku dhowaaqay...
Soomaaliya oo Maanta la soo gaarsiiyay Deeq Daawo ah
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta Deeq isugu jirta Qalab iyo Daawo ka guddoontay Hay’adda Samafalka ee Cuman (Oman Charitible Organization).
Deeqdan ayaa si...
Abiy Axmed & Ra’iisul Wasaaraha Canada oo ka wada hadlay dagaalka Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa waxaa ay yeesheen wada-hadallo Khadka taleefoonka ah, iyad aoo ka...
Xiisad dagaal oo u dhexeysa labo maleeshiyo beeleed oo ka taagan Galgaduud.
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo u dhexeeyay labo maleeshiyo beeleed, kaasi oo ka dhacay degaanka Turbi ee hoostaga Dagamada...
Somaliland oo ku hanjabtay inay xiri doonto Xarunta Universal TV Hargeysa
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Saleemaan Yuusuf Cali Koore ayaa ugu hanjabay Maamulka TV-ga Universal Xaruntooda Magaalada Hargeysa kadib dood ka baxday tv-ga.
“Waxaan habeen hore...


















