Xubno ka tirsnaa Al-shabaab oo isku dhiibay Ciidanka NISA

59

Taliska Ciidamada Nabad Sugida ee NISA ayaa maanta magaalada Baydhabo ku soo bandhigay lix dhalinyaro ah oo ka soo goostay Al-Shabaab.

Saraakiisha Ciidamada soo bandhigay raggaan ayaa magacyadooda ku kala sheegay.

1 – Nuur Xasan Aadan Yarow (Butug)

2 – Shama’arke Cabdulqaadir Yarow

3 – Xasan Maxamed Suubow

4 – Xasan Ibraahim (Gaaba-kuusow)