Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas oo gaaray Qardho

58

-Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Raysal-Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas  abdirimaan faroole gudoomiyaha golaha wakiilada puntland abwaan abdirashiid ayaa hadda gaarey magaalada Qardho, waxaana halkaasi kusoo dhaweyeen maamulka gobalka kan degmada iyo taliska Qeybta gobalka.

Masuuliyiintaan ayaa waxa ay kusoo jeedaan Magaaladaa Boosaaso si ay qayb uga noqdaan dhamaystirka xal u helista Xiisaddii Colaadeed ee ka dhalatay xilka qaadis lagu sameeyey Agaasimaha Ciidanka PSF Maxamuud Cismaan.