Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shir ka furmaya dalka Lubnaan.

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa goor dhow gaaray magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, halkaasi oo si diiran...

Muxuu Ra’iisul Wasaare Rooble kala hadlay Ururada Bulshada Rayidka?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula yeeshay Xafiiskiisa ee Xarunta Madaxtooyada qaar ka mid ah Ururrada bulshada Rayidka.. Kulanka ayaa...

Guddiga Doorashada “Mas’uuliyadda dib u dhaca Doorashada waxaa qaadanaya Golaha Wadashiga”

0
Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa sheegay in dib u dhaca Doorashada ay masuul ka yihiin Golaha Wadatashiga oo ka kooban Madaxda Dowladda Federaalka iyo...

Ciidamada Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo degaano la wareegay

0
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee ilaalada Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta howlgal  ka sameeyeen Deegano hoostaga Magaalada Baydhabo ee Xarunta...

Xiisad xoogan oo ka dhalatay xil ka qaadista CABDIQANI SACIID CARAB

0
Guddoomiyeyaasha 14 Naadi ayaa si adag uga horyimid xil ka qaadista lagu sameeyay Guddoomiyihii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta Cabdiqani Siciid Carab. Guddoomiyeyaasha ayaa tallaabadaas...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dib maanta ugu laabtay Jowhar.

0
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen (Guudlaawe) isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo waxaa ay dib ugu laabteen Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulkaas, kadib muddo...

Buuq iyo Gacan ka hadal Maanta dhexmaray Golaha Wakiilada Somaliland

0
Waxaa Maanta gacan ka hadal iyo buuq uu dhexmaray Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, kuwaas oo u kala safnaa Muxaafid iyo Mucaarae. Buuqa iyo...

Khilaaf soo kala dhexgalay Wasiirka Cadaaladda & Guddiga la dagaalanka Musuq maasuqa

0
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq maasuqa Dr Xasan Khaliif Xasan ayaa banaanka soo dhigay khilaaf xilligaan ka dhaxeeya Wasiirka...

Tababar looga hadlayay ka hortaga Askareynta Caruurta Soomaaliyeed oo muqdisho ka Furmay.

0
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Maxamed Saciid (Gacaliye) ayaa Maanta muqdisho ka Daah-furay Tababarka Awood-dhiska Wakiilada Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ee Ilaalinta Caruurta. Tababarkan...

Dowladda Soomaaliya oo QM warbixin ka siisay abaaraha dalka ku dhuftay.

0
Xoghaya Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Maraykanka Maxamed Cabdiraxmaan Cumar oo ka qeyb galayay Dood looga arrinsanayay gargaarka arimaha Beni’aadannimo iyo Musiibooyinka oo...

XULASHADA