Rooble oo xilalkii u kala wareejiyay wasiiradda Gaashaandhiga iyo Cadaaladda

23

Ra’iisul WasaarahaXukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey Wasiiradda Wasaaraddaha Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji iyo Wasiirkii hore wasaaradda Cadaaladda Cabdulqadir Maxamed Nuur (Jaamac)

Wasiiradan ayuu dhowaan Ra’iisul wasaaraha XFS ugu kala bedelay labadii wasaaraddood ee hore u kala hayeen isagoo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga u magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Nuur(Jaamac) halka wasiirka Cusub ee wasaaradda Cadaaladda loo magacaabay Xasan Xuseen Xaaji.