RW Rooble Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro. Ra’iisal wasaaraha...

Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyay in labo kursi oo kamid ah golaha shacabka berri...

0
Guddiga Maamulka Doorashada ee Galmudug ayaa sheegay in berri la dooran doono kursiga Hop-67 oo ay u taagan yihiin Musharixiin uu kamid yahay Talyaha...

Muusikeystihii caanka ahaa ee Jiim Sheekh Muumin oo ku geeriyooday Muqdisho

0
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Muusikeystihii weynaa Jiim Sheekh Muumin oo dhawaanahaan ku xanuunsanayay Muqdisho. Ustaad Jiim Sheekh Muumin oo xubin muhiim...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka dhaqaallaha ee ka dhacay Stanbuul

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa halkaas kaga qeyb-galay shirka 37aad...

Shiikh Shariif oo baaq u diray Madaxda D/Federaalka iyo kuwa D/Gobolleedyada

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa walaac ka muujiyay sida ay ku billaabatay Doorashada Golaha Shacabka, isaga oo ka digay muran...

Ciidamada PSF oo qaaddacay Agaasimaha Cusub ee uu Madaxweyne Deni u magacaabay

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Ciidamada Ammaanka ee loo yaqaa PSF ayaa waxaa looga soo horjeestay Agaasime Cusub oo uu Madaxweynaha...

Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid noqday Golaha Shacabka

0
Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) oo dhowaan iska casilay Senatar Aqalka Sare ah, ayaa ku guuleystay in uu kamid noqdo xildhibaanada Golaha Shacabka, ka dib...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed & Guddoomiye Mursal oo kulan yeeshay

0
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa Magaalada Baydhabo ku qaabilay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlaamanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya Maxamed Mursal...

Xiisad dagaal oo ka taagan degaano ka tirsan Gobolka Sanaag

0
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yubbe ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Maanta Ciidamada Somaliland ka bilaabeen dhaqdhaqaaq Ciidan oo ku...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg...

0
Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah oo ka dhalatay...

XULASHADA