Boqor Buurmadow oo raali galin ka bixiyay hadal si qaldan loo fahmay .
Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Maxamed (Buurmadow) ayaa raali gelin ka bixiyay hadal uu horey u sheegay oo ku tilmaamay in uu ahaa mid kaftan ah...
Lafta gareen oo lagu wado inuu gaaro Kismaayo
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee Jubbaland.
Lafta gareen ayaa lagu wadaa inuu...
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay Inay Gudbiyeen Dacwad Ka Dhan Boqor Buurmadow
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay gudbiyeen dacwad ka dhan Cismaan Aw Maxamuud Maxamed “Boqor Buurmadow si loo soo xiro.
Guddoomiye Ku xigeenka Amniga &...
Maamulka Gobolka Hiiraan oo Hay’ado Caalami ah kala hadlay waxka qabashada fatahaadaha
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socday (UNISOM) iyo Xubno ka tirrsan hay’adda (FAO), waxaana kulanka Goobjoog...
Maamulka Koonfur Galbeed oo faah faahin ka baxiyay dagaalkii ka dhacay magaalada Beydhabo.
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay weerar ay Kooxda Al-Shabaab ku qaadeen saacadihii lasoo dhaafay Magaalada Baydhabo ee caasimada Kumeel gaarka ah Maamulka Koonfur...
Saraakiisha Ciidamada Puntland oo looga yeeray Golaha Wakiilada
Xildhibaannada Golaha Wakiilada Maamulka Puntland ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe waxaa qaar kamid ah Xildhibaannada ay ka cawdeen inay ishor-istaag kala...
Cabdulaahi Aadan Axmed (Black) oo loo doortay inuu ka mid noqday golaha shacabka
Guddiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa goordhow qabtay Tartanka kursiga sumadiisa ay tahay Hop#193 oo ay ku tartameen musharaxiinta kala ah
1-Musharax Xildhibaan Cabdulaahi...
Madaxweyne Farmaajo Iyo Amiirka Dalka Qadar oo kawada hadlay Xoojinta Xariirka Labada Dal.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad...
RW Rooble Oo Wasiir Ku Xigeen Cusub U Magacaabay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta Iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa u magacaabay Wasiir ku xigeen cusub.
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul...
Yurub Raabi Oo Hambalyo U Dirtay Xildhibaan Kusoo Baxay Kursigii Golaha Shacabka Ee Ku...
Xildhibaan Yurub Axmed Raabi oo afartii sanno ee lasoo dhaafay ku fadhiday kursiga HOP233 ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeysay Axmed Cismaan Diiriye...


















