Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa shir gudoomiyey Shir aan caadi ahayn oo looga hadlayey...

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wafdi ka socda Congress-ka Mareykanka

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa ku qaabilay wefdi ballaaran oo ka socda Congress-ka Mareykanka oo safar shaqo...

DFS oo heshiis ku kacaya $8.64 Milyan Dollar la saxiixatay Finland

0
Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo Safiirka dowladda Finland ee Soomaaliya Marwo Johanna Jokinen...

Soomaaliya & Qatar oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya,  Xasan...

Madaxweyne Guudlaawe oo guddoomiyay Shirka Amniga Hir-Shabeelle

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Hirshabeelle oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar. Shirka oo maanta ay ka qeybgaleen...

Waare” Doorashada sharci darro ayay ku socotaa wixii ka dhashana Rooblaa mas’uul ka ah

0
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan doorashooyinka socda, isaga oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha...

Kenya oo ka hadashay weerar ay geysteen Al-Shabaab

0
Booliska Kenya ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar ay koox looga shakisan yahay Shabaab la damacsaneyd inay ka fuliso masaajid ku yaalla deegaanka Khorof Xaraar...

Doorashada 5 kamid ah kuraasta Beelaha Banaadiriga oo la shaaciyay

0
Guddiga Maamulaya doorashada Beelaha Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada 5 kamid ah kuraasta ay ku leeyihiin Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Muqdisho. 5-ta...

DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Jabuuti

0
Wasiirka wasaaradda qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeyb-galaya madasha aragti wadaagga arrimaha Geeska Afrika ee uu soo qaban-qaabiyey Machadka...

Jubbaland oo shaacisay doorashada 14 Kursi

0
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in la qabanayo doorashada 14 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan...

XULASHADA