Guddoomiye Cali Yare Oo Beelaha Somaliyeed Uga Digay Inay Usacabtumaan Boqor Buurmadow
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa si kulul uga hadlay Khudbad uu dhawaan jeediyay Boqor Cismaan Abuu Maxamuud...
Jabuuti oo heshay diyaarad ay u adeegsato ciidamadeeda jooga Soomaaliya
Dowladda Jabuuti ayaa heshay diyaaraddii labaad ee nooceedu yahay MA-60, taasoo ay u adeegsan doonto howlaha dhinaca gaadiidka hawada ee ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya.
Diyaaraddan...
Faransiiska oo muwaadiniitiisa ka daadgureynaya Itoobiya
Faransiiska ayaa billaabaya inuu dib uga soo celiyo qaar ka mid ah muwaadiniintiisa caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa kadib markii uu u kiraystay diyaarad...
M/weynaha Jubbaland oo shir looga hadlayay xaalada abaaraha la qaatay Beesha Caalamka.
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay shir weyne lagaga hadlayay sidii xal waara loogu heli lahaa abaaraha soo noq...
Wafdi uu hoggaaminayay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Kismaayo.
Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Francisco Madeira,...
RW Rooble oo Guddiyada doorashooyinka ku amray ilaalinta hufnaanta doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga ee Aalada zoomka shir kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo...
Maxey ka wada hadleen Cali Guudlaawe iyo Duubabka dhaqanka ee Hir-shabeelle?
-Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hir-shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay qaar kamid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle.
Madaxweynaha iyo duubabka dhaqanka ayaa...
Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Qatar.
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwa Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor...
Xubno ka socda DFS & dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Kismaayo
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Xilgaarsiinta ee Soomaaliya Dr Fowsiya Abiikar Nuur ayaa maanta ka furtay Magaalada Kismaayo shirka wadatashiga Wasaaradaha xubnaha...
Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Baydhabo
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku qabteen doorashada Saddex kamid ah...


















