Wasiir Duraan: Waxaa naga go’an Isl-xilqaan inuu gaaro dhammaan xarumaha adeegga qaran

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa caddeeyay inay go’an tahay sidii loo dar-dargalin lahaa barnaamijka dib u...

Guddiga abaabulka banaanbaxa khamiista oo ka horyimid hadalkii maamulka G/Banaadir

0
Guddiga qaban qaabada banaanbaxa la qorsheeyay Khamiista ayaa oo warbaahinta la hadlay ayaa ka soo horjeestay go’aanka uu maamulka gobolka maanta ku sheegay in...

Dad la socday gaari ay gubeen Al-Shabaab oo nolal iyo geeri lagu la’yahay.

0
Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa gubay gaari dhuxul sida oo marayay degaan 40 KM u jira degmada Raage-ceelle ee gobalka Shabeelada Dhexe, waxaana nolal...

Itoobiya oo sheegtay in ay dileen saraakiil ka tirsan TPLF

0
Itoobiya ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF isla markaana ay xirtay xubno sar sare. Madaxa howlgalada ciidanka...

Galmudug Oo Ka Jawaabeysa Dalabyo Uga Yimid Maamulada Degaano

0
Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa Kormeer ku soo maray ilaa Shan deegaan oo dhaca jihada galbeed ee Caasimada, kormeerka ayaa la xiriiray...

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Odowaa oo digniin adag soo saaray

0
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa digniin culus ka soo saaray dadka isticmaalaha astaanta iyo dareeska ciidamada xoogga dalka. General...

Midowga Afrika & Beesha Caalamka oo ka shiray Howlgalka cusub ee AMISOM Somalia

0
Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka Amb. Bankole Adeoye, oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku yimid Soomaaliya...

Xildhibaan Caana-nuug “Ciidamo uu soo diray Guddoomiye Mursal ayaa kulanka naga hor istaagey”

0
Xildhibaanada xayiraada laga saaray kulamada baarlamaanka ayaa waxaa ay sheegeen in maanta laga hor istaagey ka qeyb galka shirka ka socda xarruunta Golaha Shacabka. Xildhibaan...

Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xiray Ganacsato La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Koonfurta...

0
Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska magaalada ay xir xireen qaar ka mid ah dadka...

XULASHADA