Gabar uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Koofur Afrika Mandela oo geeriyootay

Zindzi Mandela oo uu dhalay hoggamiyihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Koofur Afrika. Zindzi Mandela ayaa...

DHagayso warka habeen ee radio markabley 23-7-2020

warka waxaa soo jeedinayo wariye yaxye c/risaaq soofe

Barakacayaasha degan Xerada Maandeeq ee ku taala duleedka Baardheere oo ka cabanaya Nolol xumo...

Barakacayaasha ku jira xerada barakaca Maandeeq eek u taala duleedka Baardheere ayaa sheegaya inay qabaan baahiyo ay ka mid yihiin cunnada, hoyga ,Biyaha ,shaqada,waxbarashada...

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Odowaa oo digniin adag soo saaray

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa digniin culus ka soo saaray dadka isticmaalaha astaanta iyo dareeska ciidamada xoogga dalka. General...

War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob oo laga soo saaray shirka Dhuuamareeb

War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob ayaa laga soo saaray shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uga socvda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Shirkan...

Garyaqaan Siciid Cabdi oo loo doortay guddoomiyaha Xuquul-Insaanka Puntland

aamulka Puntland ayaa maanta soo doortay guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqul-Insaanka ee maamulka Puntland. Garyaqaan Siciid Cabdi Muumin ayaa ku guuleystay in uu noqdo guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqul-Insaanka...

War Murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wadatashiga dowlad Goboleedyada

War murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Wada-tashi ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasoo shalay ka furmay Dhuusamareeb. War murtiyeedka oo ahaa...

HALKAN KA DHAGAYSO WARKA HABEEN EE RADIO MARKABLEY 22-7-2020

WARKA WAXAA SOO JEEDINAYO WARIYE YAXYE C/RISAAQ SOOFE

XULASHADA