Wararkii Ugu dambeeyay Nin isku gubay Banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Washington
Nin ayaa dab isku qabadsiiyay banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Magaaladan Washington. Ninkan oo aan weli magaciisa la shaacin ayaa shaqaalaha gurmadka caafimaadka...
Aqalka Cad ee Mareykanka oo war kasoo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
Aqalka Cad ayaa u arka walaac amni qaran ah is-afgaradkii dhawaan dhex maray Somaliland iyo Itoobiya, sidaas waxaa sheegay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Mareykanka...
Xukuumada Somaliland oo Golaha Guurtida ka codsatay in ay dadajiyaan ansixinta xeerka doorashooyinka
Xukuumada Somaliland ayaa Golaha Guurtida ka codsatay in ay dadajiyaan ansixinta xeerka doorashooyinka isasaarka ah.
Wasiirka Wasaarada Warfaahinta Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), oo warbaahinta...
Muslimiinta Dunida oo Maanta u dabbaaldegaya Ciidul Adxa
Muslimiinta Caalamka ayaa maanta u dabaaldagaya xuska maalinta weyn ee Ciidul Adxaa oo ka mid ah labada ciidood ee Islaamka, waxaana meelaha laga ciidayo...
Jubbaland oo War Ka Warbixisay Sababta Gedo Loogu Diiday Guddoomiyaha Cusub Inuu Gaaro
Madaxwayne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlayay khilaafka kala dhexeeya Jubbaland mas’uuliyiinta gobolka Gedo ayaa khilaafka ka taagan Gedo...
Boob loo geystay gaadiidkii safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan
Maleeshiyaad hubeysan ayaa bililiqeystay gaadiidkii safaaradda Soomaaliya ee Suudaan, sida uu sheegay safiirka Soomaaliya ee dalkaas Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan...
Madaxweynaha Somaliland oo Isbitaallada ku booqday Askarta ku dhaawacantay dagaalka Laas-Caanood
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxaa u kormeeray Isbitaalka guud ee Burco iyo Isbitaalka Ciidamada, isagoo u kuurgalay xaaladda caafimaad Ciidamada ku soo dhaawacmay...
Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay ururka Maaliyadda Afrika
Ururka Maaliyadda Afrika, oo ah shirkad bixisa xallinta kaabayaasha qaaradda, ayaa sheegtay inay Soomaaliya kamid noqotay xubnaheeda, iyadoo ku biirtay Benin, Botswana iyo Congo...
Doorasho ka billaabatay waddanka Turkiga
Turkiga ayaa maanta waxaa ka billaabatay u codeynta , doorashada ugu muhimsan taariikhdooda casriga ah, si ay go’aan uga gaaraan haddii Recep Tayyip Erdogan...
Wasiirka caddaalada Puntland: Puntland u burburi mayso duufaanada siyaasadeed ee lagusoo qaaday
Wasiirka caddaalada Puntland, Maxamed Cabdiwahaab, ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin eedeymaha kasoo baxay madaxweyne Xasan Sheikh, kaasoo ka digay khilaafka siyaasadeed ee...