Ciidamo ka tirsan howlgalka AMISOM oo ka baxaya Buurdhuubo iyo Qansax dheere.

0
Ciidamada Itoobiya oo ka tirsan Howlgalka Nabad illaalinta ee AMISOM ayaa la sheegay iney iskaga baxayaan maalmaha soo socda saldhigyada ciidan ay ku leeyihiin...

Ra’iisul Wasaare kheyre oo magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Xasan Abshir

0
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka...

Aqalka Cad ee Mareykanka oo war kasoo saaray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

0
Aqalka Cad ayaa u arka walaac amni qaran ah is-afgaradkii dhawaan dhex maray Somaliland iyo Itoobiya, sidaas waxaa sheegay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Mareykanka...

Kuwait iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay arimo ku saabsan xiriirka labada Dal.

0
-Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, oo ka qayb galaya Shirka Wadatashiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku...

Madaxweynaha Somaliland oo Isbitaallada ku booqday Askarta ku dhaawacantay dagaalka Laas-Caanood

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxaa u kormeeray Isbitaalka guud ee Burco iyo Isbitaalka Ciidamada, isagoo u kuurgalay xaaladda caafimaad Ciidamada ku soo dhaawacmay...

IGAD oo ku baaqday in la joojiyo colaadda Suudaan

0
Urur goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka u dhaxeeya dhinacyada isku haya dalka Suudaan. Madaxweyne William Ruto ayaa...

Kismaayo: khasaare ka dhashay qarax lala eegtay Bus waday Ciyaartoy

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala eegtay gaari bus ah oo ay saarnaayeen ciyaartoyda kooxda...

XULASHADA