Doorasho ka billaabatay waddanka Turkiga

0
Turkiga ayaa maanta waxaa ka billaabatay u codeynta , doorashada ugu muhimsan taariikhdooda casriga ah, si ay go’aan uga gaaraan haddii Recep Tayyip Erdogan...

Madaxweynaha Dowlad deegaanka oo farriin u diray Galmudug iyo Hirshabeelle

0
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida. Mustafa Muxumed Cagjar oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu soo hadal qaaday heshiis dhawaan ay la gaareen maamulada Galmudug...

War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob oo laga soo saaray shirka Dhuuamareeb

0
War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob ayaa laga soo saaray shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uga socvda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Shirkan...

DHagayso warka habeen ee radio markabley 23-7-2020

0
warka waxaa soo jeedinayo wariye yaxye c/risaaq soofe

Madaxweyne Qoor-Qoor oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Galmudug

0
Shirka golaha wasiirrada Galmudug oo uu guddoomiyay Madaxwayne Axmed Cabdi Kaariye ayaa looga hadlay dib u eegista iyo wax ka badalka xeer hoosaadka Gollaha...

Muuse Biixi “Waxa maanta inoo furmay xiriir cusub oo inooga baahan dedaal badan”

0
Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland, waxaa maanta iskugu soo baxay boqolaal shacab ah, kuwaas oo soodhaweyay Madaxweynaha Xukuumadaas Muuse Bixii Cabdi, kaas oo maalmihii...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo hakiyay kursiga 204

0
Guddiga FEIT ayaa sheegay in lahakiyo Kursiga HOP204 oo uu doonayay Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, waxay sheegeen in Habraacyada la hubinayo. Muuse Geelle ayaa warqadan ku...

Jadwalka doorashada Madaxweynaha HirShabeelle oo la shaaciyey

0
Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle ayaa soo saaray jadwalka doorasho, kadib markii xubnaha guddigas uu maanta ansixiyey baarlamaanka cusub ee HirShabeelle. Sida...

Madaxweynaha KGS oo cafis u fidiyay maxaabiis ku xirnaa Baydhabo

0
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed , ayaa cafis u fidiyay qaar kamid ah maxaabiista ku xiran xabsiyada ku yaalla Magaalada Baydhabo. Maxaabiistan cafiska...

XULASHADA