Go’aan hor leh oo lagu deegaameysanayo dhulka reer Falastiin oo ka soo baxay Yahuuda

0
-Golaha wasiiradda Israel ayaa go’aamiyay deegaameyn cusub oo laga samaynayo daanta galbeed ee dhulka Falastiin ee Yahuudu xooga ku haysato. Go’aankaan oo boqolaal guri oo...

Somaaliya iyo Uganda oo ka wad had lay xariirka labada dhinac.

0
-Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda Mudane Jacob L. Oulanyah, iyagoo ka...

Maxey ka wada hadleen Midowga Musharixiinta iyo Guddiga FEIT ?

0
Magaalada Muqdisho, waxaa maanta kulan ku yeeshay xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal (GHDHF) iyo Golaha Midowga musharixiinta. Kulanka labada ayaa looga arrinsanayay marxalada doorasho...

Wararkii Ugu dambeeyay Nin isku gubay Banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Washington

0
Nin ayaa dab isku qabadsiiyay banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Magaaladan Washington. Ninkan oo aan weli magaciisa la shaacin ayaa shaqaalaha gurmadka caafimaadka...

Madaxweynaha Somaliland oo Isbitaallada ku booqday Askarta ku dhaawacantay dagaalka Laas-Caanood

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxaa u kormeeray Isbitaalka guud ee Burco iyo Isbitaalka Ciidamada, isagoo u kuurgalay xaaladda caafimaad Ciidamada ku soo dhaawacmay...

Xal laga gaaray xiisad ka taagneed Kaaraan

0
Sida ay xog ku heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho Waxaa xal laga gaaray isku dhicii dhowaan ka dhacay degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir,...

Xoogagga Ahlusunna oo dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay degaano hoostaga Dhuusamareeb

0
Xubno katirsan xoogaga hubeysan ee Ahlusunna ee fadhigoodu yahay deegaanka bohol ayaa Maanta ka bilaabay degaano katirsan Gobolka Galgaduud howlgallo iyo dhaq dhaqaaqyo Ciidan. Xoogaga...

Wareeggii ugu dambeeyay wadahadallada hub ka-dhigista TPLF oo Nairobi ka socda

0
Wareegii ugu dambeeyay ee wadahadalada nabadeed ee u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo wakiillada gobolka Tigray ayaa wakhti dheeri ah lagu daray, iyadoo taliyayaasha ciidamada...

Weerar qaraxyo ku billaawday oo ka dhacay Gobolka Hiiraan & dowladda oo ka hadashay

0
Waaberigii hore ee saaka ayaa Xubno katirsan ururka Al-Shabaab waxaa ay weerar ku billaawday qaraxyo ku qaadeen Saldhig ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku...

UNSOM oo muddo kordhin loo sameeyay.

0
Kulan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay yeesheen ayay ugu codeeyeen in waqti dheeraad ah loogu kordhiyo howlgalka QM ee soomaaliya. Muddo 9 bilood ah...

XULASHADA