Maamulka Maxkamadda Degmada Kismaayo oo ka hor yimid Warqaddii shalay ka soo baxday Duqa kismaayo.

16

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Kismaayo ayaa ka hor yimid warqaddii shalay ka soo baxday Xafiiska Duqa degmada Kismaayo ee lagu hakiyay dacwadihii dhulka.