DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ciidamada Guutada 5aad iyo Ururka 52 aad ee Qeybta 27aad ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa...

WHO oo shaacisay in cudurka Covid-19 uu caalamka ku sii kordhayo

0
Hay’ada u qaabilsan caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in guud ahaan caalamka uu ku sii kordhayo cudurka Covid-19 iyadoo 24kii saac ee ugu...

Itoobiya oo sheegtay in ay dileen saraakiil ka tirsan TPLF

0
Itoobiya ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF isla markaana ay xirtay xubno sar sare. Madaxa howlgalada ciidanka...

Maxey ka wada hadleen Midowga Musharixiinta iyo Guddiga FEIT ?

0
Magaalada Muqdisho, waxaa maanta kulan ku yeeshay xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal (GHDHF) iyo Golaha Midowga musharixiinta. Kulanka labada ayaa looga arrinsanayay marxalada doorasho...

Xukuumada Somaliland oo Golaha Guurtida ka codsatay in ay dadajiyaan ansixinta xeerka doorashooyinka

0
Xukuumada Somaliland ayaa Golaha Guurtida ka codsatay in ay dadajiyaan ansixinta xeerka doorashooyinka isasaarka ah. Wasiirka Wasaarada Warfaahinta Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), oo warbaahinta...

Guddiga hirgelinta doorashada Somaliland oo shaaciyay guddiga xulista ergada Doorashada 3-kursi

0
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada sadexdii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee beelaha Soomaalilaan oo...

Xal laga gaaray xiisad ka taagneed Kaaraan

0
Sida ay xog ku heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho Waxaa xal laga gaaray isku dhicii dhowaan ka dhacay degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir,...

Wasiir Duraan: Waxaa naga go’an Isl-xilqaan inuu gaaro dhammaan xarumaha adeegga qaran

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa caddeeyay inay go’an tahay sidii loo dar-dargalin lahaa barnaamijka dib u...

Garyaqaan Siciid Cabdi oo loo doortay guddoomiyaha Xuquul-Insaanka Puntland

0
aamulka Puntland ayaa maanta soo doortay guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqul-Insaanka ee maamulka Puntland. Garyaqaan Siciid Cabdi Muumin ayaa ku guuleystay in uu noqdo guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqul-Insaanka...

XULASHADA