Saraakiil tababar loogu soo xiray dalka Qatar oo ku soo wajahan Soomaaliya

0
afiirka Dowladda Federalka Soomaaliya  u jooga dalka Qatar Danjire  Cabdirisaaq Faarax Cali ayaa kulan la qaatay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya  oo...

Shir looga hadlay Amniga oo ka dhacay Garoowe

0
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta guddoomiyay shirka guddiga amniga Puntland oo ka dhacay magaalada Garoowe. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa warbixin...

Guddiyada Xuquuqul Iinsaanka Oo Walaac Ka Muujiyay Dhalinyaro U Xiran Somaliland

0
Guddiga Xuquuqul insaanka Degaanada Somaliland ayaa ka hadlay dad isugu jira Rag iyo dumar oo Gudaha Somaliland lagu xiray, kadib markii maalmaha xorriyadda ay...

Wararka Maamulka DDS oo Ciidamo horleh tababartay kadib dagaalka Itoobiya..

0
Xerada tababarrada Ciidanka Gaashaanle Khadar Soofe ee degmada Birqod ee Dowlad degaanka Soomaalida ayaa waxaa tababar loogu soo veba-gabeeyay 600 oo Ciidan maleeshiya ah...

AMISOM oo ka hadashay weerar ka dhacay Shabeellada hoose

0
Qoraal la soo dhigay bogga twitter-ka AMISOM ayaa lagu sheegay in xilli ay ciidamada Uganda ilaalinayeen waddada wayn ee isku xirta Beledul-amiin iyo Golwayn...

Galmudug Oo Ka Jawaabeysa Dalabyo Uga Yimid Maamulada Degaano

0
Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa Kormeer ku soo maray ilaa Shan deegaan oo dhaca jihada galbeed ee Caasimada, kormeerka ayaa la xiriiray...

Xildhibaan Caana-nuug “Ciidamo uu soo diray Guddoomiye Mursal ayaa kulanka naga hor istaagey”

0
Xildhibaanada xayiraada laga saaray kulamada baarlamaanka ayaa waxaa ay sheegeen in maanta laga hor istaagey ka qeyb galka shirka ka socda xarruunta Golaha Shacabka. Xildhibaan...

XULASHADA