Guddiga hirgelinta doorashada Somaliland oo shaaciyay guddiga xulista ergada Doorashada 3-kursi

21

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada sadexdii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee beelaha Soomaalilaan oo guud ahaan dhammaa 46 kursi,

sadexan kurasi ee la shaaciyay ayaa kala ah.
1-HOP#264.    2-HOP#224.3-HOP#242.

Kuraasta la shaaciyay oo ah kuwii ugu danbeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee beelaha Soomaalilaan oo ahaa 46 kursi, ayaa waxaa Doorashada sedexda kursi la qaban doonaa 17-02-2022 Halka maalmaha ka harsan lasii wadi doono Diwaangelinta Ergada, Tabobaridda Qabashada iyo xaqiijinta Shuruudaha Musharaxiinta.