War-murtiyeed laga soo saaray shirka Wadatashiga Puntland iyo Jubaland.

0
Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta soo saareen warmutiyeed ay heshiiyeen labada maamul, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Labada...

Poland oo Midowga Yurub u dirtay dalab ka dhan ah Ruushka

0
Ra’iisul wasaaraha Poland Mateus Morawiecki ayaa ugu baaqay Madaxda Midowga Yurub inay gabi ahaanba mamnuucaan ganacsiga kala dhexeeya Ruushka. Morawiecki waxa uu sheegay in uu...

Shuruurdo adag iyo lacag aad u badan oo lagu xiray musharaxiinta labada Aqal

0
Shirkii xarunta Villa Somalia uga socday madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ayaa lagu go’aamiyey shuruudaha laga rabo musharaxiinta xildhibaanimada u tartameysa labada Aqal. Sidoo...

War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob oo laga soo saaray shirka Dhuuamareeb

0
War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob ayaa laga soo saaray shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uga socvda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Shirkan...

Xildhibaan hore Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo maanta lagu aasay Muqdisho

0
Allaha u naxariistee meydka Ex Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo shalay ku geeriyooday Muqdisho ayaa salaadii Janaasada maanta lagula dukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee...

Ciidamada Kenya oo Odayaasha Mandhera kala hadlay sugida amniga xuduuda

0
20 ka mid ah odayaasha magaalada Mandera ayaa kulan la qaatay ciidamada Difaaca Kenya oo ay kawada hadleen sugida amaanka xuduuda ay Somalia la...

Xukuumada Somaliland oo Golaha Guurtida ka codsatay in ay dadajiyaan ansixinta xeerka doorashooyinka

0
Xukuumada Somaliland ayaa Golaha Guurtida ka codsatay in ay dadajiyaan ansixinta xeerka doorashooyinka isasaarka ah. Wasiirka Wasaarada Warfaahinta Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), oo warbaahinta...

Maamulka Maxkamadda Degmada Kismaayo oo ka hor yimid Warqaddii shalay ka soo baxday Duqa...

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Kismaayo ayaa ka hor yimid warqaddii shalay ka soo baxday Xafiiska Duqa degmada Kismaayo ee lagu hakiyay dacwadihii...

Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xiray Ganacsato La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Koonfurta...

0
Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska magaalada ay xir xireen qaar ka mid ah dadka...

XULASHADA