Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo lagu soo rogay amarro culus

0
Jeneraal Maxamed Sheekh Cabdullaihi Ciiro taliyaha qaybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu digniin u diray...

Galmudug iyo Qadar oo ka wadahadlay dhismaha ciidamada maamulkaasi.

0
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka  Galmudug Cali Dahir Ciid ayaa waxaa uu kulan la qatay Safiirka Dowlada Qatar ee Fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho Hasan Bin...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo kulan la qaatay madaxweyne Qoor Qoor

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya  Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa maanta waxaa uu  gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka...

Deni oo ka hadlay ujeeda loo qabtay shirka Jubbaland iyo Puntland.

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo hadal kooban jeediyay, kadib markii uu soo dhammaaday Shirkii Puntland iyo Jubaland uga socday Garoowe, ayaa...

Maxkamadda G/Banaadir oo xukunno ku riday masuuliyiin ka tirsan DFS

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale xukuno isugu jira xarig iyo ganaax lacageed ku riday shaqsiyaad u shaqeeya dowladda federaalka Soomaaliya. Xubnaha la xukumay ayaa...

Shariif Xasan oo maanta soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynihii hore ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ee Shariif Xasan Shiikh Aadan, ahna guddoomiye ku xigeenka madasha xisbiyada qaran ayaa maanta soo gaaray  Magaalada...

War-murtiyeed laga soo saaray shirka Wadatashiga Puntland iyo Jubaland.

0
Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta soo saareen warmutiyeed ay heshiiyeen labada maamul, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Labada...

HALKAN KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA SAMA WADE EE EE RADIO MARKABLEY

0
Kulanto wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka  sama wade  ee radio markabley Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa iyadoo ay aad usoo kordhayaan tirada dhalinyarada kasoo baxsanaya Argagixisada Alshabaab...

Xasan Sheekh Maxamuud oo faahfaahiyay kulankii Fahad Yaasiin

0
Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu xalay Magaalada Muqdisho kula qaatay taliyaha Hay’adda nabadsuggida iyo sirdoonka Qaranka...

Cabsi dagaal oo ka jirta qaybo ka tirsan gobolka Mudug

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xaalad cabsi dagaal ah, ay ka jirto qaybo ka tirsan gobolkaasi. Xubno ka tirsan...

XULASHADA