Wararkii ugu dambeeyey xiisadda gobolka Gedo
15 deegaan oo ku yaalla xudduuda Soomaaliya ee dhinaca Kenya ayaa is-gaarsiinta ay ka maqan tahay muddo, waxaana go’an xiriirka dadka dhexdiisa ah iyo...
Cidamada AMISOM oo dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu gaytay Shabeellada Hoose
-Warar naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay maanta dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu gaysteen gobolkaasi.
Inta la...
Koox hubeysan oo nin ganacsade ahaa ku dishay Muqdisho
Koox hubeysan ayaa saakay waxaa ay qof shacab ah ku dileen degmada howlwadaag ee Gobalka Banaadir.
Dilka ayaa waxaa uu si gaar ah kaga dhacay...
Farmaajo oo sheegay inay jiri karaan Wariyeyaal la Shaqeeya Shabaab
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falanqeynta Siyaasadda ayaa wax laga weeydiiyay...
Cidamada AMISOM oo dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu gaytay Shabeellada Hoose
-Warar naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay maanta dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu gaysteen gobolkaasi.
Inta la...
Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka oo maanta kulmaya
-Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku kulmaya xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa.
Xubnaha guddiga ayaa lagu...
Guddiga Farsamada soo xulista Barlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo gaaray Jowhar
Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ee uu dhawaan magacaabay madaxweyna dowlad goboleedka hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar...
Muuse Biixi oo eedaymo u jeediyay madaxweyne Farmaajo
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadal uu xalay madaxweynaha Soomaaliya ka sheegay dood ku saabsaneyd arrimaha doorashada ee 2020/21.
Madaxweyne Farmaajo oo...
Raysal wasaare Rooble oo ka hadlay tacadiyada ka dhanka ah Haweenka ee ku soo...
-Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu ka hadlay tacadiyada kufsiga iyo dilka ka dhanka Haweenka Soomaaliyeed iyo carruurta ,...
Trump oo Haweenay u magacaabay Garsooraha cusub ee Maxkamada Sare
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Garsooraha Maxkamada Sare Haweenayda Amy Coney Barrett oo bedali doonta booskii ay ka dhimatay...

















