Ra’iisul Wasaare Rooble “Shacabka Muqdisho ma astaahilaan, culeyskii ay kala kulmeen muddadii ay waddooyinku...

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in jidadka Caasimadda loo furay si loo fududeeyo nolosha, ganacsiga iyo isu socodka dadweynaha. Mudane...

Hay’adda FAO oo digtay Ayax hor leh oo soo ku wajahan Soomaaliya

0
Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ayaa ka digtay Ayax hor leh oo Soomaaliya ku wajahan. Xafiiska FAO ee Soomaaliya ayaa...

Xiisad dagaal oo ka taagan degaano ka tirsan gobolka Sool

0
Wararka Idaacadda Risaala ka helsyo Magaalada Boocame ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Maanta ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa...

Qarax Ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Magaalada Muqdisho Iyo Afgooye

0
Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay waddada isku xirta Muqdisho  iyo Afgooye, waxaana wararku ay sheegayaan in uu jiro Khasaare ka dhashay Qaarxaas oo sida...

Khilaaf ka taagan Dhismaha golaha deegaanka Gaalkacyo ee Galmudug

0
ararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in khilaaf xoogan  uu xilligaan ka jiro dhismaha golaha deegaanka magaaladaasi, kadib markii dhawaan...

Dad careysan oo banaanbax ka dhigay Muqdisho

0
Banaanbaxaan ayaa waxaa dad careysan Maanta oo khamiis ah ka dhigeen Xaafado ku hareereysan Wadada Warshadaha ee degmooyinka Hurwaa & Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho Banaanbaxa...

Maxaa looga hadley Shirka golaha wasiirada ee Koofur Galbeed ?

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa shir guddoomiyey shirka todobaadlaha golaha wasiirada oo maanta ka qabsoomay Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel...

DFS oo ku dhawaaqday guddi ay xubin ka tahay Somaliland

0
Hay’adda Batroolka Soomaaliya (SPA) ayaa magacowday lix agaasimeyaal madax-bannaan oo ka mid noqon doona boodhka hay’adda. Agaasimayaasha cusub ayaa kala matalidoona dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir...

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo wada saxiixday heshiis cusub

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka iyo Qaramada Midoobay ay...

Ra’iisul-wasaare Rooble oo dhagax dhigay Xarunta Gurmadka deg-degga ah

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax-dhigay xarunta gurmadka qaranka oo loogu talagalay in ay daboosho Xaaladaha deg degg ah ee...

XULASHADA