RW Rooble oo Muqdisho kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobe oo hadal Maanta ka jeediyay munaasadd lagu qabtay Tiyaatarka Qarnka oo xus iyo duco...

Xasan Sheekh oo sheegay inaan Saddex sano ka dib wax jawaab ah laga bixin...

0
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynahii hore ee Soomaaliya oo ka hadlayay musiibadii Isgoyska Soobe ka dhacday maanta oo kale, ayaa sheegay in qalbiyada dadka Soomaaliyeed...

Kulan Addis Ababa uga socda hoggaanka sirdoonnada Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea

0
Wararka aan ka heleyno magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in madaxda sirdoonada Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ayaa shir uga socda magaalada Addis Ababa ee...

Madaxweyne Trump oo dalbaday in ciidamada Mareykanka laga soo saaro Soomaaliya

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la-taliyayaashiisa sare u sheegay inuu doonayo in ciidamada Mareykanka laga soo saaro Soomaaliya, sida ay ilo xog-ogaal ah u...

Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Faah Faahin Ka Baxeysa

0
Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa barqanimadii Maanta Darawal Mooto ku dilay Isgoyska Ex Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho, waxaana la helayaa...

Wasiir Fiqi oo baarlamaanka horgeeyay Sharciga dhismaha Ciidanka Galmudug

0
Wasaaradda Amniga Gudaha ee maamulka Galmudug ayaa maantay ku guulaysatay in barlamaanka Galmudug ay horgeyso hindise sharciyeedka dhismaha ciidamada Booliiska Galmudug. Wasiirka Amniga Gudaha Md....

NISA oo shaacisay inay qabatay kiimiko loo waday Al-Shabaab iyo dadkii waday

0
Qoraal ka soo baxay hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in la qabtay kiimikaal qatar ah oo qaraxyada lagu...

James Sawan“Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”

0
Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Qaramada Midoobay ayaa...

Ammaanka Jowhar oo aad loo adkeeyay xilli lagu jiro ololaha doorashooyinka

0
Ciidanka boliiska magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in amniga magaalada uu yahay mid leysku haley karo kaddib howlgalo ay ka...

DFS oo ciidamo cusub geysay degmada Doolow

0
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta  Ciidamo cusub waxaa ay ka dejisay degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxaana ciidamadan loogu tala galay sugista amniga xuduudka...

XULASHADA