Taliyaha xoogga oo faahfaahin ka bixiyey howlgal lagu dilay Shabaab badan

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay howlgal ay saacadihii lasoo dhaafay ciidanka xoogga dalka ka sameeyeen duleedka degmada Diinsoor ee gobolka...

Kaaliyihii maxkamadda ciidamada Puntland oo lagu dilay Garowe

0
Wararka aan ka heleyno magaalada Garowe ee gobolka Nugaal waxay sheegayaan in bartamaha magaaladaas lagu dilay sarkaal ka tirsanaa maxkamadda ciidamada Puntland. Garyaqaan Maxamed Maxamuud...

Guddi ka socda golaha shacabka iyo mas’uuliyiinta W/waxbarashada oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

0
Xarunta Villa Hargeysa waxaa maanta kulan ku yeelanaya mas’uuliyiinta ugu sarreysa ee wasaaradda waxbarashada Soomaaliya iyo guddi xildhibaanno ah oo dhawaan loo magacaabay ka...

dhagayso Mawduuca 1aad ee barnaamijka sama wade ee radio markabley 16/10/2020

0
Mawduuca 1aad ee barnaamijka sama wade ee radio markabley  16/10/2020 Kulanto wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka  sama wade  ee radio markabley Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa Waxaa soo...

Mas’uul Ka Tirsan Puntland Oo Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku warramaya in Goordhaweyd uu qarax ka dhacay Magaalasaasi, waxaana jugta qarax si weyn...

M/weynihii hore ee Hirshabeelle oo ku baaqay in maamul cusub oo loo sameeyo gobolka...

0
War qoraal ah oo uu ku daabacay bartiisa Facebook-ga Madaxweynihii hore ee maamulka  Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa uu kaga hadlay u diyaar garowga...

Digniin loo diray Marakiibta Isticmaasha gacanka Cadmeed iyo Badaha dalalka Carabta ku teedsan

0
Hay’ad caalami ah oo ka shaqeysa arrimaha badaha ayaa waxaa ay soo saartay digniin ku Socota maraakiibta isticmaala Badaha Carabta iyo gacanka Cadmeed  xilli...

Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu xir-xiray dalka Koonfur Afrika

0
13 qof oo Soomaali ah, ayey  Ciidamada booliska dalka Koonfur Afrika xabsiga u taxaabeen kuwaas oo ay ku eedeeyeen, in ay dib cusbooneysiiyaan  agabyadood...

DFS oo sheegtay in amni darada ka jirta shabeellooyinka ay saameysay Beeraleyda ku gobolladaasi

0
-Siihaya wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaliya  Siciid Xuseen Ciid  ayaa sheegay in beeraleeda Soomaliyeed ay wahayaan xaalado amni darro, iyagoo  Lacag fara badan ay...

XULASHADA