Midowga Musharaxiinta oo baaq cabasho ah u diray Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
-Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxa ay baaq cabasho ah u direen safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turki Mehmet Yilmaz, kadib markii ay ku eedeeyeen...

Wasaaradda Amniga XFS oo ka digtay bannaanbaxyo aan lagu wargelin laamaha ammaanka

0
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in bannaanbixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho aan lasoo ogeysiin hay’adaha amniga. Wasiirka ayaa...

Madaxweynaha Puntland oo Shir muhiim ah ka furay Magaalada Garoowe

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane  Cabdullaahi Deni, ayaa guddoomiyay Shirka dib-u-habeynta iyo kor u qaadista dakhliga Xukuumadda Puntland. Kulanka oo uu Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne...

Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Nairobi oo Shaqooyinkii joojisay

0
Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay halkaas ay joojisay dhamaan Shaqooyinkii...

RW Rooble oo guddoomiyey shirka golaha wasiirrada Galmudug

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa xalay guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada Galmudug. Kulankaas waxaa ka...

Cabsidii ugu weyneed oo lasoo deristay Kenyaanka ku nool xuduuda Soomaaliya

0
-Saacado kadib markii ay dowladda federaalka Soomaaliya ciidamo ka tirsan militeriga Soomaaliya geysay qeybo ka mid ah gobolka Gedo, waxaa dadka reer Kenya ee...

Uganda oo war ka soo saartay go’aanka ciidamada Mareyakanka looga saarayo Soomaaliya

0
Walwal weyn ayuu ku abuuray ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Soomaliya bisha soo socoto oo...

RW Rooble oo amray in deg deg loo soo qabto dadkii dilay saraakiisha

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud amar ku bixiyay in deg deg loo soo...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku riday rag loo heysto dilal ay geysteen

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday rag lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa sheegtay in raggaas lagu helay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo bandhigay qaab dhismeed cusub oo la filayo in loo...

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug mudooyinkii u dambeeyay aysan yeelan wax horumar ah, gaar ahaan dhanka bilicda...

XULASHADA