Musharaxiinta mucaaradka ah oo balan qaaday inay ku biirayaan banaan-baxyada Muqdisho
Midowga Musharaxiinta u taagan xilka maadxweynaha Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray banaanbaxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo rasaastii ay ciidamada dowladda Soomaaliya...
Muuse Biixi oo shaaciyey waxyaabihii uu kala hadlay Uhuru Kenyatta
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maalin ka hor gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa saacadihii la soo dhaafay kulamo la qaatay Madaxweynaha...
Kenya oo ka hadashay khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya
Dowladda Kenya oo ka hadashay khilaafka kala dhexeeya Soomaaliya ee sababay in dowladda Soomaaliya ay u jarto xiriirkii diblomaasiyadeed.
Afhayeenka dowladda Kenya Cyrus Oguna ayaa...
Maxakamadda Ciidamada Puntland oo maanta xukuntay Askari dil hore gaystay
- Maxkamadda Ciidammada Puntland ayaa war ka soo saartay dacwada kiisaska xubno kamid ah dagaalamayasha Al-Shabaab iyo Askar dishay Askar kale oo katirsanaa Ciidamada maamulka...
R/wasaare Rooble oo Dhuusamareeb ka bilaabay kulamo ku aadan arrimaha doorashooyinka
Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shalay gaaray magaalaada Dhusamreeb ayaa xalay kulamo la qaatay madaxda maamul goboleedka Galmudug.
Kulamada oo aysan goobjoog ka ahayn...
DF Soomaaliya oo si rasmi ah xiriirka diblomaasiyadeed ugu jartay Kenya
-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jartay dowladda Kenya, waxayna diblomaasiyiinta ka jooga gudaha Soomaaliya ku amartay inay todoba cisho dalka uga baxaan.
Sidoo...
Wararka Xukuumadda oo sheegtay in ay diyaar u tahay dib u eegista guddiga doorashooyinka
Ra’iisul- wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed oo ka qeybgalay kulan looga hadlay qoondada Haweenka ee doorashooyinka ayaa ka hadlay arrimo la xiriiro doorashada...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Bakool oo si rasmi ah xilka ula wareegay
Munaasabadaan uu xilka kula wareegay maamulka cusub ee Gobolka Bakool dhawaan loo soo magacaabay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro ka tirsan dowlad...
Dagaal beeleed maanta ka qarxay Hiiraan
Dagaal beeleed ayaa Maanta ka qarxay degaanka lagu magacaabo magacaabo Nagaarta oo hoostega degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Dagaalka oo salka ku haya muran ka dhashay...
Uhuru Kenyatta oo maanta madaxtooyada Kenya ku qaabilay Muuse Biixi
-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta kulan la kulmay madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
Muuse Biixi ayaa...


















