DFS oo Faahfaahin ka bixisay koox burcad ah oo lagu qabtay Muqdisho

0
Taliska Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay howlgal ay ciidamada booliska ku soo qabteen rag burcad ah oo dhac ka geysan...

Mahdi Guuleed oo raali gelin ka bixiyay hadal uu dhawaan ku taageeray Madaxweyne Farmaajo

0
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed ayaa raalli gelin ka bixiyay hadalkii dhowaan uu ka sheegay Tiyaatarka Qaranka ee ahaa in doorashada soo socota in...

Al-Shabaab oo dad shacab ah ku rasaaseeyay Gedo.

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  khasaaraha ka dhashay weerar rag ka tirsan Al- shabaab ay ku qaadeen gaari ay saarnaayeen dad shacab...

Cali Guudlaawe oo wadahadal u furay beelo ku dagaalamay shabeellada dhexe.

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaalada Jowhar ka furay  Shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo Walaalo ah oo maalmo ka hor...

Hoggaanka sare ee Daacish oo la sheegay inuu khilaaf soo kala dhex galay.

0
ska hor imaad xoogan ayaa dhexmaray ururka  Daacish ee ka dagaalamaya qeybo ka mid ah Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka ku dhintay 3 dagaalame,...

R/Wasaare ku xigeenka dalka iyo Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Garoowe.

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan gaar ah ku...

Kheyre oo ku baaqay in la dhameeyo muranka ka taagan doorashooyinka.

0
Xasan Cali Kheyre  R/wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlayay shirka madasha wadatashiga ee ka socda magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada...

Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Beeraha,Qeybta 3aad ee Nafaqada Wanaagsan

0
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka Beeraha oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo...

Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Magaalad Gaarisa

0
Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya guddoomiyaha County-ga Gaarisa Cali Bunow Qorane iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Dhaqane Muxumed ayaa sare usii kacaya. Xiisaddan siyaasadeed ayaa soo shaac...

Shirka Madasha Aragti-wadaagga ee Machadka Heritage oo si rasmi ah uga furmay Garowe

0
Waxaa magaalada Garowe ee gobolka Nugaal hadda si toos ah uga furmay shirkii maalmahan lagu waday in uu la dhaco magaaladaasi, balse soo maray...

XULASHADA