HOOS KA DHAGEYSO BARASHADA NAFAQADA WANAAGSAN MOWDUUCA LIXAAD OO KU CELIS AH

28


Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa Habeenimo Arbaco ah oo taariikhduna ay ku began tahay 27/1/2021 , saacaduna waa 8,30 PM.Barnaamijkani oo ah kii 6aad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.