Qoor Qoor” Galmudug door muuqdo ayay ka qaadaneysaa habsami u socodka doorashooyinka”
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Iskashiga ee Soomaaliya & Beesha Caalamka ayaa ku baaqay in laga fogaado...
Laftagareen oo sheegay in Arrinta Cabdi Xaashi aan caqabad laga dhigin
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa sheegay in arrinta Cabdi Xaashi aan caqabad laga dhigin, isla markaana loo baahan...
Shir u dhexeeya DFS, D/goboleedyada iyo beesha caalamka oo ka furmaya Muqdisho
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka iskaashiga caalamka iyo Soomaaliya.
Shirkan ayaa waxa ka qayb-geli doona Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Rooble oo shaaciyey in madaxda DF iyo DG ay isugu imaan doonaan shir kale...
-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo maanta daah furay shirka iskaashiga Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka ayaa ka warbixiyey qorshaha xukuumadiisa ee ku aadan...
Deni oo si doorashada looga heshiiyo DF ka dalbaday inay ciidanka ka soo saarto...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shirka saaxiibbada Soomaaliya uga qeyb-galay aaladda Internetka ayaa sheegay in dowlada federaalka Soomaaliya ay ku darsatay guddiga doorashooyinka...
Axmed Madoobe “DF ha cadeyso hadii ay la wareegtay gobolka Gedo”
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta qadka internetka uga qeyb galay shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 12aad
Goynta dallagga, kaydinta, suuq geynta iyo hababka kale ee la xiriir habaynta iyo wajaanitiisa si uu u noqdo dalag tayo leh oo waxtara dadka...
Dad shacab ah oo lagu dilay Shabeellada Hoose
Wararka imaanaya degaanka Yaaqbariweyne ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay dad shacab ah ku dileen deegaankaasi.
Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay...
DFS oo weerar afka ah ku qaaday midowga musharixiinta
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyay xubnqha musharixiinta ee...
UNOCHA oo sheegtay inay qiimeyn ku sameynayso duufanta ku dhufatay Puntland
Saameynta duufaantii GATI ee ku dhufatay xeebaha Soomaaliya dabayaaqadii bishii November ayaa ka jirta wali qeybo ka mid Puntland .
Hay’adda UNOCHA ee qaramada ee...


















