HOOS KA DHAGEYSO BARASHADA NAFAQADA WANAAGSAN QEYBTA 7AAD

29

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adda Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa Subaxnimo Isniin ah Taariikhdu na ay ku began tahay 1/02/2021, saacaduna waa 7,30 AM Barrnaamijkani oo ah kii 7aad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.