Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo booqasho ku tagaya Kenya

0
Kenya ayaa shaacisay in Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu maalinta Arbacada ee toddobaadkan booqahso laba maalmood ah ku tegi doono dalka Kenya. Ra’iisul Wasaaraha...

Puntland oo ciidamo badan ku daadisay Boosaaso.

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Puntland, ayaa saaka lagu daadiyay suuqyada magaalada Boosaaso,. Ujeedka ciidamadan loogu daadiyay...

Hay’adda Amnesty International oo Mareykanka ka dalbatay inuu bixiyo Magdhowga dadkii uu ku dilay...

0
Hay’adda Xaquuqda aadamaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in looga baahan yahay Hogaanka Africom marka uu ciidamadiisa ka saarayo Somalia ay bixiyaan...

Xildhibaano ka tirsan Puntland oo dacwad u gudbiyay maxkamada sare ee maamulkaasi

0
Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u muddaysay dhegaysiga dacwad la xiriirta sax-ahaanshaha xilka xayuubintii lagu sameeyay 8 mudane oo ka tirsanaa...

Ganacsade caan ahaa oo maanta lagu dilay Dhuusamareeb

0
Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb waxay sheegayaan in maanta magaalada dhexdeeda uu ka dhacay iska hor imaad muddo kooban socday, kaas oo u...

Maxkamadda Sare ee Puntland oo mudeysay dhageysiga kiiskii 8-da xildhibaan

0
Maxkamadda Sare ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa maanta mudaysay dhegaysiga dacwad la xiriirta sax-ahaanshaha xasaanad ka xayuubintii lagu sameeyay sideed xildhibaan oo ka tirsanaa...

Abiy Axmed oo sheegay in TPLF aysan awood u laheyn dagaal ku dhufo oo...

0
Dhakhtar ku sugan caasimada gobolka Tigreega ee Itoobiya, Mekelle, ayaa sheegay in ugu yaraan 27 qof – oo ay ku jiraan 4 jir, 78-sano...

DF Soomaaliya oo shuruud dul dhigtay dadka ku safraya baasaboorka Kenya

0
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa amaro ku soo rogtay socdaalka muwaadiniinta Kenyaanka ah ee doonaya in ay u soo safraan gudaha dalka Soomaaliya. Hey’adda...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo doortay hoggaan cusub

0
Xubnaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashada Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen, xilli xubnahaan aysan metelaad ku laheyn maamullada...

RW Rooble oo Jawaab deg deg ah ka bixiyay hadal uu sheegay Axmed Madoobe

0
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo Maanta Aalada Zoomka ee Internet-ka uga qeyb-galay shirka Iskaashiga Soomaaliya & Beesha Caalamka ayaa sheegay in Ciidamada ay...

XULASHADA