QM oo dalab la xariira dagaalka gobolka Tigray u gudbisay DF Itoobiya
Qaramada Midoobay waxay ka codsatay dowladda Itoobiya inay wadooyinka u furto gargaarka bani’aadamnimo ee gobolka Tigray, iyadoo ay jirto walaac laga qabo cunno yari...
Khasaare ka dhashay diyaarad ku dhacday dalka Faransiiska
Ugu yaraaan Shan qof ayaa ku geeriyootey halka tirada kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii ay soo dhacday diyaarad nooceeda uu ahaa Helicopter sida...
Abiy Axmed iyo oo lagu soo dhaweeyay dalka Kenya
-Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Kenya .
Abiy Axmed iyo wafdigiisa ayaa ka degay...
Dad loo heysto dilkii iyo kufsigii Xamdi Maxamed oo la hor-geynayo maxkamadda G/Banaadir
Waxaa maanta lagu wadaa in maxkamada gobolka Banaadir la horgeeyo ama lasoo taago dad ku eedeysan kufsi iyo dil degmada Waaberi ee gobolka Banaadir...
Al-Shabaab oo hub kala soo degay xeebaha gobolka Sanaag
Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay hub kala soo dageen xeebaha ku teetsan gobolka Sanaag.
Ilo la ay bixiyeen Laamaha Amniga...
Guddigii uu soo magacaabay Qoor Qoor oo ka mid noqday xubnaha tababarka loo xareeyey
Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegaya in xubnaha guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee metelaya Galmudug lagu daray xubnihii maanta loo xareeyey tababarka...
Maamulka gobolka Banaadir oo lagu wareejiyay deeq ka timid dawladda Talyaaniga
-Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay qalab cusub oo ka mid ah, qalabka loo adeegsado gargaarka deg degga ah.
Maamulka gobolka Banaadir ayaana...
Farmaajo iyo Rooble oo madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda UK
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska James Duddridge, waxuuna la wadaagay qorsheyaasha hirgalay ee shacabka...
Banaanbax looga soo horjeeday Xukun ay riday Maxkamadda Ciidamada oo dhacay
Banaanbaxaan ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo, waxaana looga soo horjeeday Xukun dil toogasho ah oo ay Maxkamadda...
Mareykanka oo sheegtay in ay talaabo adag ka qaadeyso qofkii fulin waayo heshiiskii doorashada...
Donald Yamomoto Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka sheegay shirka Soomaali Partnership Forum in doorashada lagu qabto waqtigeeda islamarkaana qofna aan laga ogolaan doonin...


















