Xal laga gaaray xiisad ka taagneed Kaaraan

0
Sida ay xog ku heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho Waxaa xal laga gaaray isku dhicii dhowaan ka dhacay degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir,...

R/Wasaare Rooble oo Muqdisho ka bilaabay kulamo lagu xalinayo tabashooyinka laga qabo doorashooyinka

0
R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen  Rooble ayaa magaalada  Muqdisho waxaa uu ka bilaabay kulamo lagu xalinayo tabashooyinka laga qabo arrimaha doorashooyinka. Kulamadan ayaa looga gogol leeyahay...

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Puntland?.

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland. Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka...

R/wasaare Rooble oo maanta qaabilay musharixii labaad

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo sii wada kulammada uu la yeelanayo siyaasiniinta dalka, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Geerida Wariye Axmed Cabdinuur

0
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Wariyihii BBC-da Axmed Cabdinuur oo ku...

CC Shakuur Oo Shacabka Weydiistay Lacag Uu Ku Galo Ololaha Doorashada

0
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxaa uu sheegay in Xisbigiisa uu weydiisanayo shacabka Soomaaliyeed taageero...

Janeraal Xuud oo sheegay in uu Maxkamad la tegi doono Ciidamadii rasaaseeyay banaanbaxayaasha

0
Janeraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo ah Hoggaamiyaha Jabhadda  kasoo horjeeda qaabka loo dhisay Maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle, isla markaana Ciidamo farabadan heysta ayaa...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xubno loogu darayo guddiga doorashada ay Magacaawday Xukuumadda

0
Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi ayaa la filayaa in Afar xubnood oo ka socda dhanka Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi loogu daro...

Faahfaahino laga helayo dhexdhaxaadin uu bilaabay madaxweyne Qoor Qoor

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa xalay kulamo saacado badan qaatay ku yeeshay xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Kulamadaas ayaa...

Faahfaahino laga helayo ceelal ay Al-Shabaab ku qarxiyeen G/Mudug

0
Wararka aan ka heleyno gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya waxay sheegayaan in xalay saqdii dhexe qaraxyo xoog leh laga maqlay deegaanka Bacaadweyn ee gobolkaas. Qaraxyada...

XULASHADA