Ciidamada Amniga Puntland oo dhaqdhaqaaqyo ka wada gobolka Sanaag

0
-Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay maanta dhaq dhaqaaqyo milatariga ay ka wadaan deegaano ka tirsan...

Taliye Odawaa”Waan ku raadjoognaa dadkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay Galgaduud”.

0
Janeraal Odawaa Yuusuf Raage Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu si adag uga hadlay saraakiishii dhawaan lagu laayay weerar...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Guddiga wasiiro ah u saaray saraakiishii lagu laayay Galgaduud

0
Axmed Cabdi Kaariye  (Qoor qoor) Madaxweynaha Dowladd goboleedka  Galmudug  ayaa si kulul uga hadlay dilkii 9 bishan loogu geystay saraalkii ka tirsanaa ciidanka XDS...

Amniga magaalada Garowe oo aad loo adkeeyay iyo Ra’iisul wasaare Rooble oo ku wajahan...

0
Waxaa maanta aad loo adkeeyay ammaanka magalada Garowe ee gobolka Nugaal, xili saacadaha soo aadan la filayo in magaaladaasi uu gaaro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Dawladda Uganda oo ciidamo dheeraad ah u soo direysa Soomaaliya

0
Taliyaha Ciidanka Lugta Uganda Major General Leopold Kyanda oo ciidamo loo soo dirayo Soomaaliya kula hadlayay xaflad sagootin ah oo loo sameynayay ayaa waxa...

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo gaaray Doolow

0
Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee Qaramada Midoobe oo ay  hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo. Wafdiga...

Wasiirka haweenka oo sheegtay in la dhisi doono guddiga qaran ee xuquuqul insaanka

0
Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka, xukuumadda Soomaaliya, marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee  xuquuqda aadanaha...

Lafta-Gareen Oo Guddoomiyay Shir Lagu Dhaariyay Mas’uuliyiin Gobol

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka khamiislaha Golaha Wasiirada Kaasi oo Todobaadkan Warbixino laga Dhagaystay Wasiiradda Wasaaradaha...

Dib u dhac ku yimid Doorashada Aqalka Sare.

0
Dib u dhac  ayaa  markale waxaa uu ku yimid doorashada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya waxaana muuqata guud ahaan doorashada Soomaaliya in  ay dib u...

Ciidamada DFS oo la wareegay deegaano ka tirsan shabeellada Hoose.

0
Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa saaka Alshabaab kala  wareegay degaanka Gendershe, ee gobolka Shabeelada hoose. Taliyaha ciidanka lugta Janaraal Maxamed Tahliil Geedi, ayaa...

XULASHADA