Maxkamad Taagertay Xukun Lagu Riday Rag Qarxin Rabay Muhaajiriin Soomaali Ah
Maxkamadda racfaanka Dalka Mareykanka ayaa taageertay Xukunka sadax nin oo cadaan ah oo qorsheeynayay in Bam ku qarxiyaan dhismo dabaq ah oo ku yaal...
Midowga Afrika Oo War Kasoo Saaray Xiisada Xuduudka Somalia Iyo Kenya
Guddoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki ayaa ka hadlay xiisada ka taagan xuduudka u dhexeey Soomaaliya iyo Kenya, kadib markii habeen horey dagaal khasaaro geystay...
Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Shirweyne Ka Daah-Furay Garoowe
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Shirweynaha saddexaad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo...
Al-Shabaab Oo Xukun Ku Fulisay Nin Kufsi Ka Geystay Galgaduud
Dagaalayaasha Al-shabaab ayaa goob fagaare ah oo ku taalla degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduug waxaa ay xukun karbaash ah ku fuliyeen Nin la sheegay...
Daba-Geed Oo Booqday Ciidamo Sugaya Amniga Doorashada Xildhibaano
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Habar Daba-geed ayaa Maanta booqday xerada ay ku jiraan Ciidanka Haramcad ee dowladda Federaalka Soomaaliya geeysay Magaalada...
Wasiirka Amniga oo Talyeyaasha degmooyinka faray wax ka qabashada amniga Muqdisho
Wasiirka amniga xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xundubeey Xaaji ayaa maanta kulan la qaatay talyeyaasha amniga degmooyinka gobolka Banaadir.
Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa ka...
Puntland oo sheegtay in gacanta lagu dhigay waxyaabaha qarxaha
Ciidamada ammaanka ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo iyo duleedkeeda ay ku soo qabteen waxyaabaha loo adeegsado qaraxyada.
Saraakiisha Laamaha Amniga Gobolka Mudug ayaa...
HOOS KA DHAGEYSO BARASHADA NAFAQADA WANAAGSAN MOWDUUCA LIXAAD
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey...
Kenya oo ka hadashay dagaalkii Beled-Xaawo qoraalna u dirtay Midowga Afrik
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay dagaalka magaalada Beled-Xaawo, oo dowladda Soomaaliya ay ku eedeysay inay soo qaadeen jabhad ay soo hubeysay Kenya.
Wasaaradda arrimaha dibedda...
Dowladda Soomaaliya oo dib u Fasaxday Jaadka
Wasiirka wasaaradda Maalyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in la fasaxay jaad walba ee dalka la keeni jiray.
Wasiirka oo...


















